Country: Somalia
Closing date: 08 Jul 2015
The Dhobley Somalia District Administration in conjunction with the Federal Government of Somalia invites bids from eligible construction companies for the construction of a WATER STORAGE AND DISTRIBUTION SYSTEM OF AN EXISTING BOREHOLE being implemented by Dhobley Somalia District Administration.
Gudiga Maamulka ee Dhobley Somalia iyo Dowlada federalka Somalia waxaa ku casuumaayaan shirkadaha u qalma dhisida keytka biyaha (Tangi) iyo nidamka qeybinta biyaha ee motoorka ama celka biyoodka hor uqodnaayey, ee ay dhaqan gelinaayaan barnaamijka Gudiga maamulka ee Dhobley Soomaaliya
It should be noted that contractors are automatically disqualified from participating in this tender if they are assisted with any part of this
, shirkadaha ay leeyihiin beelaha yar, ganacsatada haweenka waxaa lagu dhiiri gelinaayaa in ay soo codsadaan.
The eligibility criteria for bidders are as follows:
Shuruudaha tartamayasha laga doonayo waa:
project or tender process, including preparation of technical documents, or if they are related to a member of the Bid Committee without prior disclosure. Small businesses, minority-owned firms, and women’s business enterprises are encouraged to apply.
Waxa aad ogaataan in tartameyaasha si dhaqsi ah looga saari doono tartankaan hadii lagu caawiyey nidaamka qandaraaska oo ay ku jirto diyaarinta dukumeentiga farsamada am ay qaraabo yihiin xubin ka mid gudiga qandaraaska hadii uu hore u sheegin. Ganacsatada yaryar, shirkada ay leeyahiindadka laga tirada badanyahay iyo ganacsatada durmarka waxaa luga dhiiragelinaayaa in ay codsadaan
Valid certificate of registration from Dhobley District Administration.
Shahaada/shati qanacsi oo diwaangishan kasocoto maamulka degmada Dhobley
Adequate plant and equipment to carry out the works
Qalab iyo hanti ay shaqada ku fulinayan
Sufficient trained managers and site staff
Shaqaala u tawabaran lahna xirfadh goobta
How to apply:
Application Process
Please send an organizational profile with documents showing the eligibility criteria to TISprocurementINBOX@dai.com. Deadline for receipt of proposals is 08/07/2015 at 4:30 PM local time. Please ensure that the email title for your application is “**CONSTRUCTION OF A WATER STORAGE AND DISTRIBUTION SYSTEM OF AN EXISTING BOREHOLE**”
Fadlan soo dir muqaalka shirkada,dokumintiga muhiimka ah, tusineeyso qibrada ama tiyada shirkada ku socoto cinwaanka*TISprocurementINBOX@dai.com**uga dambeyn xeliga laqabanaayo argija waa 08/07/15 saacada 4;30 pm.. fadlan xaqiiji cinwaanka iimailka arjigaada “**dhisida keytka biyaha (Tangi) iyo nidamka qeybinta biyaha ee motoorka ama celka biyoodka hor uqodnaayey***